“Somaliland 25 Sanno Laba Qodob ayay Ku ducaysanaysay Waa Aqoonsi Caalami ah iyo Maalgashiga Dekeda Berbera” Wasiirka Warfaafinta DAAWO
Gebilay 07.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani” ayaa Sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ka Go’an tahay Horumarinta Dekeda Berbera.
Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyey Kadib markii Maalintii Shalay ay Magaalada Gebilay kaga qayb galeen Tukashada Salaada Ciidul Fidri.