|

Gudoomiyaha Ururka Solja oo Sheegay in Xukuumadu ka Gaabisay Sidii Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin looga soo dayn lahaa Itoobiya DAAWO

Hargaysa 07.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Sheegay in Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay ka gaabisay Sidii looga soo dayn lahaa Jeel ku yaala Magaalada JigJiga Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga soo Warami Jiray Gobolka Gebilay Kaas oo Mudo Dhawr Todobaad ah ku xidhan Xarunta dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Waxa uu Gudoomiyuhu intaas ku daray in dhawaq ka soo yeedhay Xukuumada Somaliland oo Sheegtay inay soo daynta weriyahan ku hawlan tahay u dabar ku noqday dadaalo dhinacyo kale ka socday

Comments are closed