|

Xukuumadda Somaliland Oo Xil U Magacowday Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Ka Shaqayn Jirtay Arrimaha Bulshada

hodo ayaan

Hargeysa,4,7,2016 (QJ/SDN) –  Xukuumada Somaliland ayaa  waxaa ay xil u magacowdey Hoodo Ayaan Suldaan Aadan Faarax oo ka mid ah haldoorka dhalinyarada Somaliland, iyadoona gabadhani inta badan ka shaqaysa arrimaha bulshada

Hoodo Ayaan ayaa waxa dhawaan gaadhi guddoonsiiyay maayarka degmada Burco, iyadoo kaddib markii ay gaadhigaasi guddoontay ay iyaduna ugu deeqday bulshada danyarta ah gaar ahaan caruurta baahan.

Haddaba halkan hoose ka akhriso Warqadda xilka loogu magacaabay Hoodo Ayaan.

hhh

Comments are closed