|

Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Beeniyay Hadal uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib ay Xisbiga Waddani ku Soo Biirayaan Kooxdii Isbedel doonka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa ku dooday in Xisbigoodu uu yahay ka ugu Taageerayaasha Badan Xisbiyada Jira Waxaa kale oo uu ka hadlay War uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib la qaban doono Xaflada Midowga Waddani iyo Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=6YiTr_8BO4g

Comments are closed