|

Xildhibaan ka  Tirsan Golaha Guurtida oo Bedka soo Dhigay Asaraarka ku Duugan Wareejinta Dekeda Berbera DAAWO

Xildhibaan Maxamed Xaaji CabdiraxmaanHargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mida golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigay siro ku gadaaman wareejinta dekeda berbera ee ay xukumaddu ku wareejisay shirkada DP World,sidoo kalena waxa uu sheegay in dhulkii ay marayeen beebka dhuumihii haamaha shiidaalku lagu wareejiyay dayr isla markaana lagu wareejiyay dad gaar ah.

Comments are closed