|

Magaalada Laascaanood oo Xaalad Kacsanaan ah ku Jirtay,Awaamiir adag oo dhanka amaanka ah oo Lagu dhawaaqay Iyo Qaabkii loo dilay Laba Ruux DAAWO

Laascaanood 29.June 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ilaa Xalay Waxaa Saarnayd Xaalad Bandoo ah oo lagu soo Rogay Kadib Markii Rabshado Khasaare geystey ay ka dhaceen koonfurta Magaaladaasi oo lagu dilay Laba Ruux (Wiil iyo Adeerkii) Taas oo Salka ku haysa Colaada ka Oogan Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Gobolka Sool oo ay ku dirireen Laba Beelood oo Walaalo ah.

Comments are closed