Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Talaabada Ingiriisku kaga Xuubsiibtay Midowga Yurub Iyo Sida ay Somaliland u saamaynayso DAAWO
Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Iftiimiyey Sida ay Xukuumad ahaan u arkaan Talaabadii ay Uk kaga Xuub siibatay Ururka Midowga Yurub.