|

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic kala duwan oo laga Hirgaliyey Magaalada Balligubadle DAAWO

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Xadhiga ka jaray Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Xarunta Gobolka Hawd ee Magaalada Balli Gubadle.

Comments are closed