|

DAAWO: Magaalada Gabiley Oo Laga Mudaharaaday

Gabiley,22,6,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Gabiley ee gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo qafaalashadii lagu sameeyay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo ka tirsan muuqbaahiyaha HCTV.

Mudaharaadkan ayaa ah mid ay shacbigu kaga soo hor jeedan xadhiga ay dawlada Ethiopia  u geysatey Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo telefishanka HCTV uga soo warami jiray magaalada Gabiley isla markaan ciidamada Liyuu Booliska  Ethiopia ay ka xidheen magaalada Wajaale.

Comments are closed