|

DAAWO: Qaar Ka Tirsan Jaaliyadda DDSI Ee Maraykanka Oo Taageeray Xasuuqii Gaashaamo

Minnesota,22,6,2016 (QJ/SDN) – Oaar ka mid ah jaaliyadda Dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa taageero wayn u muujiyay ciidankii Liyuu Boolis ee xasuuqa ka gaystay deegaanka jaamac-dubad ee Gaashaamo, iyagoona eedayn culus usoo jeediyay shacabka ku dhaqan Gaashaamo.

Dadkani oo shirk u qabsadan Minnesota maraykanka ayaa dhaliilo kala duwan usoo jeediyay qaar ka tirsan masuuliyiinta dowladda Somaliland. Iyagoona dadkani ay si wayn ugu cel-celiyeen in ay yihiin Itoobiyaan balse aanay ahayn soomaali.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Comments are closed