|

Safiirada Dowlada Ingiriiska Ee Wadanka Somaliya Oo Ka hadashay Qadiya Gooni Istaaga Somaliland Iyo Qodobo kale oo Xasaasi ah DAAWO

London 22.June 2016 (SDN/QJ):- Safiirka Dawlada Ingiriiska u fadhida Somalia ayaa Wax laga Weydiiyey inay Xafiis Ku leedahay Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland, Wada hadalada u Socda Somaliland iyo Somalia,Taageerada Ingiriisku siiyo Somaliland iyo Qadiyada aqoonsiga Somaliland.

Comments are closed