|

Dareenada Kacsan ee Gabood falkii Ciidamada Liyu Boolis iyo Curashada Hees Cusub oo loo qaaday DAAWO

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Horantii Bishan Barakaysan ee Ramadaan ayay ahayd Markii Ciidamada Liyu Boolis ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ay Xasuuq dad rayid ah ugu gaysteen Deegaanka Jaamac Dubad ee Duleedka Degmada Gaashaamo ee Dalka Itoobiya.
Dareenadii Falkaas ka dhashay ayay Heestani ka Curatay

Comments are closed