|

Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo Gobolka Sool u Jooga Xalinta Shaqaaqo u dhaxaysa Beelo wada dega Gobolkaas DAAWO

Yagoori 22.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Somaliland,Siyaasiyiin iyo Madax dhaqameed kala duwan ayaa Gobolka Sool waxay u Joogaan isu soo dhawaynta Beelo Shaqaaqooyin ku dhex mareen Gobolkaas.

Comments are closed