|

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Hay’adaha Wada Shaqayntu ka dhaxayso oo ka arrinsanaya Sii Xoojinta Iskaashigooda DAAWO

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka waxbarashada Somaliland waxa uu soo xidhay kulan hawleed wasaaraddu la lahayd Hay’adaha wasaaradda waxbarashada la shaqeeya kaasoo lagaga tashanayey sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhexdooda.

Comments are closed