|

Magaalada Laascaanood oo Wasaaradda Arrimaha Guduhu ka Bilowday Qaadashada Kaadhka Muwaadinka DAAWO

Laascaanood 21.June 2016 (SDN/QJ):-Magaalada Laascaanood ee Xarunta u ah Gobolka Sool ayaa Waxaa ka bilaabantay Diiwaangelinta Muwaadinka si qof kasta oo Gobolka u dhashay u helo Kaadhka Jinsiyada.

Comments are closed