|

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Soo Kormeertay Karashar ay Dawlada Hoose ee Hargaysa Wax kaga qabanayso Burburka Wadooyinka DAAWO

aamina Waris iyo KormeerHargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde “Aamino Waris’’ isla markaana Xubin ka ah Gudida Bilicda Caasimada Hargaysa ayaa Kormeer ku soo martay Karashar ay Dawlada Hoose ee Caasimadu Wax kaga qabanayso Burburka Jidadka Caasimada .

Comments are closed