|

Xukuumadda Somaliland oo Mawqif adag iska Taagtay Xubno Dalkeeda u dhashay oo lagu daray Gudida Doorashooyinka Somalia DAAWO

Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Kadib Markii Madaxweynaha dalka Somalia Xasan Sheekh Maxamud uu soo Saaray Xubno lagu biirinayo Gudida Doorashooyinka Somalia Kuwaas oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Deegaanada Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Sheegay inaanay Somaliland aqoonsanayn Xubnahaas Waxaanu intaas ku daray in Talaabada uu qaaday Madaxwenaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh inay u arkaan mid Lidi ku ah Nabadgalyada iyo Degenaanshaha ka jira Geeska Africa.

Comments are closed