|

Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Xalinta Shaqaaqadii Dharkeyn Geeyo oo Gaadhay Laascaanood DAAWO

Laascaanood 19.June 2016 (SDN/QJ):- Gudidii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u Magacaabay Xalinta Shaqaaqadii ka dhacday Deegaanka Dharkeyn geeyo ee Gobolka Sool ayaa Gaadhay Magaalada Laascaanood Isla markaana Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Sool.

Comments are closed