Ciidamada Liyuu Bolis ee Kililka Shanaad ee Itoobiya oo Raali Gelin ka Bixiyey Fal ay Calanka Somaliland Kula Kaceen DAAWO
Balli Dhiig 17.June 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ayaa dhawaan Degmada Balli Dhiig ee Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya waxay ka sameeyeen fal ay ku Gubeen Calanka Somaliland.