Wefti uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo uu Weheliyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Booqasho ku Gaadhay Magaalada Boorama DAAWO
Boorama 13.June 2016 (SDN/QJ):- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Booqasho ku Tegay Xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama.