Jamaal Cali Xuseen Oo Wacad Ku Maray Inaanay Doorasho Dalka Ka Dhacayn Hadii Aan Cadaalad Looga Gar Niqin Dacwada Xisbiga Ucid DAAWO
Hargaysa 13.June 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka dareen Celiyay Sida uu u arko Khilaafka Xisbiga Ucid ee ay Garnaqisa ku hawlan yihiin Gudida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka.