DAAWO: Jaaliyadda DDSI Ee Dalka Ingiriiska Gaar Ahaan Magaalada London Oo Canbaaraysay Xasuuqii Deegaanka Gaashaamo
London,11,6,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka UK gaar ahaan magaalada London ayaa si kulul u canbaareeyay xasuuqii Dgmada Gaashaamo gaar ahaan magaalada Jaamac-dubad.