|

Xidhibaankii Labaad ee Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Golaha Wakiilada oo Dhaleecayn u soo Jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Qadiyada la isku Hayo DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Xilibaan Ibraahin Axmed Haybe “Ibraahin Kacaan” oo ka tirsan Golaha Wakiiladda isla markaana ka mid ah Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye ayaa dhaleecayn u soo jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo uu ku eedeeyay inuu dabada ka riixayo hindise Xilka lagaga qaadayo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Isla markaana uu sheegay inuu rabo inuu keeno Laba Xidigle uu abti u yahay.

Comments are closed