Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani oo ka hadlay Fashilka Wada hadalkii Somaliland Iyo Somalia iyo Murashixiinta Somalia ee Ololaha ka wada Gudaha Somaliland DAAWO
Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wada hadalkii la filayay in 31 Bishii Tagtay ee May uu Somaliland iyo Somalia uga furmo dalka Turkiga Sidoo kale Wuxuu Gudoomiye Ku Xigeenkani ka hadlay Siyaasiyiin ka socda dalka Somalia oo Olole Murashaxnimo ka dhex wada deegaamo ka tirsan Bariga Gobolka Sanaag.