|

Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland ka Socday oo Saaka la soo Gabo Gabayn doono Iyo Hal dugsi oo Maalin dib u dhacay Waa Maxay Sababtu? DAAWO

Hargaysa 01.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa Kormeer Shaqo ku Tegay Dugsiyada Gobolka Gebilay ee uu ka socdo Imtixaanaadka Shahaadiga ah iyadoo Shalay uu soo dhamaaday Imtixaanaadkii Fasalada 8aad ee Dugsiyada dhexe,Halka Maanta oo Arbaca ahna uu dhamaanayo Imtixaankii Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare.

Comments are closed