|

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Markii u Horaysay Si Cad u Qiray Dhibkii uu Somaliland Gaadhsiiyey Taliskii Siyaad Barre DAAWO

Muqdisho 29.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Markii Kowaad si Cad u qiray Dhibaatadii Gaarka u ahayd Shacabka Somaliland ee Maamulkii Siyaad bare ka sameeyeey Deegaanada Somaliland.

Comments are closed