|

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Wasiirro Dhaqaale Ku Bixiyeen Hurinta Khilaafta Golaha Deegaanka Burco iyo Mawqifkooda Maalgalinta Dekeda Berbera DAAWO

maxamed cabdilaahi uurcadeHargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Khilaafka labada Garab u qaybiyey Golaha Deegaanka Burco.
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi uur-cadde oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Khilaafka Golaha Deegaanka Burco ay ku lug-leeyihiin Wasiirro uu Wasiirka Hawlaha ka mid yahay.
Sidoo kale, waxa kale oo uu ka hadlay Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera

Comments are closed