|

Wasiir Hore Oo Ka Tirsanaa Xukuumaddii Rayaale Oo Burco Ku Geeriyooday

Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii Hore Gashandhiga Ee Xukumada Madaxwayne Cigaal Marxuum Axmed Cali Maxmed Oo Mudooyinkii U danbeeyay Ku Xanuunsanayay Magalada Burco Oo Habeenki Xalay Ku Geeriyooday Magalada Burco.

Marxuum Ex Wasiir Axmed Cali Maxmed Ayaa Ka Mid ahaa Odayaashi Qayb Libaax leh Kasoo Qaatay Dib U Dhiska Dalka Somaliland Waxaana uu Xilal Kale Duwan Kasoo Qabtay Xukuumadi Marxuum Cigaal Iyo Madaxwayne Daahir Riyaale.

Dhanka kale. Geerida marxuumkan ayaa waxa shacabka ka tacsiyadeeyay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, isagoona illaahay uga baryay in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo.

Alle Ha U Naxariisto Marxuum Ex Wasiir Axmed Cali Maxmed

Comments are closed