|

DAAWO: Guddoomiye Ramaax Oo Markale Weeraray Madaxweyne GEELLE kana hadlay Muuqaalkii Suldaan Wabar

Boorama,21,5,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa markale luuqad adag kula hadlay madaxweynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoona sheegay in Jabuuti ay Soomaaliya ka jeceshahay Somaliland.

Mr.Ramaax waxa kale oo uu jawaab adag ka bixiyay muuqaal uu dhawaan soo duubay suldaan Wabarkii buuraha gobolka Awdal laga saaray, isagoona sheegay haddii Wabar dagaal soo qaado uu ku dhiman doono.

Comments are closed