|

Maleeshiyaad Ka Tirsan Kooxda Khaatumo oo Laascaanood Galay Iyo Maamulka Gobolka Sool oo ka Hadlay Xaaladaha ku soo Kordhay Xarunta Laascaanood DAAWO

Laascaanood 19.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” oo uu Weheliyo Duqa Magaalada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Laascaanood ayaa ku amaanay Shacabka Gobolkaasi Sidii Weynayd ee ay uga qayb qaateen Xuska Munaasibada 18 May, Waxaanay dadweynaha uga digeen inay ka fogaadaan Wixii Nabadgalyada dhaawacaya.

Gudoomiye Mustafe Shiine ayaa Sheegay in Habeenkii Xalay Maleeshiyaad ka Tirsan Kooxda Nabad diidka ah ee Khaatumo Gudaha u soo Galeen Magaalada Laascaanood.

Comments are closed