Orod Yahanka Caan Baxay ee Mo Faarax oo ka Hadlay Xuska Munaasibada 18 May iyo Dhanbaal uu Shacabka u diray DAAWO
London, 17 May, 2016-(SDN/QJ): –Orod yahanka caanka dunnida ka ah ee Mo Faarax oo sita Dhalashada Ingiriiska balse asal ahaan ka soo Jeeda Somaliland ayaa Shacabka Somaliland iyo Xukuumadaba Waxa uu ku Hanbalyeeyay 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii Somaliland Madax bannaanideeda kala soo noqotay Somalia 1991 Taas oo loo dabaal degi doono Maalinta Beri oo arbaca ah.