|

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ku Haftay Su’aalo ay Warbaahintu la boobtay Xili uu Shir Jaraa’id qabtay DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid ahayd heshiiskii Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland la soo galay shirkad laga leeyahay Waddanka Imaaraadka Carabta oo maalgashi ka samaynaysa Dekada Berbera iyo Hirka ama Godka Cusub ee uu u Guuray Telefishanka Qaranka Waxaa kale oo Wasiirku beeniyay Warar ay Warbaahintu ka qortay Wasaaradda Warfaafinta.

Comments are closed