Daawo:- Beesha Biyo-maal ee ku dhaqan Magaalada Hargeysa oo Eedayn usoo jeediyay dowladda Somalia
Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Cuqaasha waxgaradka iyo dhalinyarada beesha biya-maal magaaalada Hargeysa ayaa shir jaraa’id oo ay maanta saxaafada ugu qabteen magaalada Hargeysa waxaa ay bayaan ka soo saaray xasuuqii shabeelaha hoose.
Waxaana Bayaankaa Warbaahinta U Akhriyay Cheif Caaqilka Guud ee beesha Biya Maal ee Magaalada Hargeysa Maxamad Maxamuud Ibraahin.