|

Daawo:- Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqmeedka Hargeysa oo Taageeray Heshiiska Dekedda Berbera

Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah cuqaasha iyo salaadiinta gobolka Hargeysa ayaa taageeray heshiiskii dowladda Somaliland ay la saxeexatay Imaaraatka Carabta, iyagoona sheegay in ay dekedda Berbera tartan kula jirto dekedaha dhigeeda ah.

Comments are closed