|

Dawlada Federaalka Somalia oo Diiday Sharci-nimada Heshiiska ay Kala Saxeexdeen Somaliland Iyo Imaaraadku ee Ku wajahan Maamulka Dekeda Berbera,Isla Markaana Cadeeyay inay Maxkamad la Tiigsan doonto DAAWO

Muqdisho,12,May 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Federaalka Somalia ayaa Sheegtay inaanay Marnaba ogolaanayn in Dekeda Magaalada Berbera lagi wareejiyo Shirkada Dubai World Ports,Kadib Markii Xukuumadda Somaliland la Gashay Heshiis 30 Sanno Gaadhaya,Waxay Xukuumadda Federaalku hoosta ka xariiqday in arrintani Lugaha la geli doonto dacwad Maxkamadeed.
Waxaana Hadalkan Sheegay Wasiirka Wershadaha iyo Maamulka Dekedaha ee dawlada Federaalka Somalia.

Comments are closed