Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidan Ka Soo Goostay Maamulka Putland+Shirar Ka Socda Gobolka Badhan DAAWO
Hargaysa,12,May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka Warbixisay Ciidan la sheegay inay ka soo Goosteen Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Waxaa kale oo dawladu ka hadashay Shirar Mudooyinkan ka socday Gobolka Badhan.
Wasiir ku Xigeenka amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sharaxaad ka bixiyey amuurtan.