|

Salaadiintii iyo Xubnihii kale ee Madax dhaqameedka ahaa ee Maxkamadu Xukuntay oo Qareenadoodu ka dayriyeen Xaaladooda Caafimaad DAAWO

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Sida aanu hore idiinku soo tebinay 14 Qof oo Reer Somaliland ah, isla markaana ay ku jiraan Laba Suldaan iyo Hal Caaqil oo ka tirsan Madaxda Dhaqanka Somaliland, ayaa lagu Xukumay min saddex sannadood oo Xadhig ah iyo min Hal Milyan oo Lacagta dalka ah, ka dib markii ay Maxkamadi ku Xukuntay Isniintii doraad Xabsiga Mandheera oo ka tirsan degmada Abdaal ee gobolka Saaxil.

Geesta kale Qareenada difaacayay Xubnahan Madax dhaqameedka ah ee Xukunku ku dhacay ayaa ka dayriyey Xaalada Caafimaad ee Xubnahan.

Comments are closed