|

“ Xadhiga Sheekh Aadan Sunne Waxaanu U Marnay Dariiqa Sharciga Ah,Waxaa Kale oo aanu soo Qabanay Mukhalasiin iyo Kooxo Budhcad Dhallinyaro ah..” DHAGAYSO

Hargaysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Police-ka Somaliland Sarreeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan oo ay wehelinayay Afhayeenka Guud Ee Ciidamada Police-ka ahna Taliyaha Ciidamada Nabad galyada Wadooyinka Gaashaanle Sare Faysal XIis ayaa maanta si wada jir ah Shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Hargaysa .

Waxaanay saraakiishani kaga hadleen shirkan Jaraa’id, Mukhallsiin ay soo qabqabteen, Xadhiga Sheekh Aadan Sunne, Dhalinyarada Amni Darrada ka sameeya Xaafadaha Magaalooyinka, Shilalkii ugu danbeeyay Ee dalka ka dhacay iyo Fariinta ay dirayaan  .

mukhalas1mukhalas2mukhalas3

Comments are closed