|

Daawo:- Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Qado Sharaf U Sameeyay Wariye Anderson Cooper Oo Telefishanka CNN ka tirsan

Hargeysa,2,52016,(QJ/SDN) – Qaar ka mid ah wasiirada Somaliland xukuumadda Somaliland ayaa qado sharaf magaalada Hargeysa ugu sameeyay wariye Anderson Cooper oo ka tirsan warbaahinta Maraykanka gaar ahaan Telefishanka CNN.

Comments are closed