|

Basaboorka Somalia Kaalintee ayuu ka Galay Liiska Baasaborada Caalamka ee loogu safrida yar yahay

Hargaysa  02.May 2016 (SDN/QJ):-Warbixin sanadkan lasoo saaray ayaa lagu muujiyay baasaboorada caalamka loogu safarid yar yahay, amase waddamada caalamka aan aqoonsi fiican ka helin.

passport-360x200Warbixintan waxay dhinaca kale xustay waddanka UK inuu haysto baasaboorada loogu tix galin badan yahay maaddaama laga ay vise la aan ku galaan  175 dal.

Sida lagu xusay liiska baasaboorada xanniban ee caalamka ayaa lagu soo aruuriyay 104 dal iyo heerkooda aqoonsi. Waxaana waddamada ugu baasaaboor liita safka hore kaga jira waddamada dagalladu la dageen

Liiskan waxaa lasoo saarayaa sanadkii 11-aad waxaana is beddello sameeyay dalalka qaar.

Hoos waxaa ku xusan baasaboorada ay adag tahay in caalamka lagu safro. Tirada ku jirta Qowska ama Braket-ka () waa inta dal baasaboorkaasi aan wax vise ah waydiin.

  1. Afghanistan, rank 104, (25-dal ayay bilaa vise ku galaan)
  2. Pakistan, rank 103, (29)
  3. Iraq, rank 102 (31)
  4. Somalia, rank 101 (31)
  5. Syria, rank 100 (32)
  6. Libya, rank 99 (36)
  7. Eritrea, rank 98 (37)

=. Ethiopia, rank 98 (37)

=. Iran, rank 98 (37)

=. Nepal, rank 98 (37)

=. Palestinian Territories, rank 98 (37)

=. Sudan rank, 98 (37)

GUJI HALKAN SI AAD U AKHRIDO WARBIXINTAN OO DHAMAYSTIRAN

Comments are closed