Muxaadiro ka hadlaya Guurka Dhallinyaradda Iyo Su’aalo ay Sheekhii soo Jeedinayay Weydiiyeen DAAWO
Hargaysa,29 April,2016(SDN/QJ):-Muxaadaradan uu Sheekh Almis Sh. Yaxye X. Ibraahim kaga hadlay ‘Guurka iyo Dhallinyarada’ ayaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.
Waxa xusid mudan oo ay kaga duwan tahay kuwii hore, waxa su’aalo waydiiyay xubno badan oo ka mid ah dadka aan dhegaha waxba ka maqal ee Hargeysa ku dhaqan.