Daawo:- Masuuliyiinta Dallada SONYO Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay
Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Xubno ka tirsan masuuliyiinta dallada SONYO ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay eedo ay usoo jeediyeen qaar ka mid ah dhalinyarada Somaliland iyo Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee degamada Burco, iyagoona sidoo kale ka hadlay dhalinyaradii ku geeriyootay badda u dhaxaysa talyaaniga iyo masar.