|

Xildhibaan ka ag dhow Madaxtooyada oo Banaanka soo dhigay Fadeexado Maamul oo Dul Hoganaya Xukuumadda Siilaanyo kuna Baaqay in laga Noqdo Go’aankii Hore Xukuumada loogu Igmaday Wada hadalada Labada dal DAAWO

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–Xildhibaan Siciid Siraadle oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Bedka soo dhigay Fadeexado Maamul oo deris la ah Wasaarado ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Waxa uu Sidoo kale Xildhibaanku Ku dooday in Golayaasha Sharci dejintu ka Noqdaan Go’aankii ay Hore ugu Xalaaleeyeen in Xukuumadu ku Metesho Golayaasha Qaranka Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia Taas oo uu ku Sababeeyay in Cimrigii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo uu Gabaabsi yahay Isla markaana Loo baahan yahay in arrimaha Masiiriga ah Talo intaas ka balaadhan laga Yeesho.

Comments are closed