|

Xog Waran Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranku ka Bixiyey Dadkii Ku qaraqmay Bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga DHAGAYSO

Athens 24.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa faahfaahin Dheeraada ka Bixisey Xaalada Dhalinyaraii reer Somaliland ee Dhawaan ku Qarqamey Shilkii badeed ee ka Dhacay badda Miditerian-ka.

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Somaliland Ambaasadoor Kaysar Maxamed C.laahi Oo Horkacaya Weftiga Xukuumadu u Dirtey Giriiga si ay ula kulmaan dhalinyardii ka badbaadey Masiibadii dhawaan ka dhacdey badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga ayaa ka waramey xaalad ay ku sugan yihiin dhalinyaradaas, waxaa wasiirka oo ku sugan Magaalada Athens uu u waramey Wariye Ciise Shiine Xaashi waxaa ugu horeynba ka waramey xaalada ay halkaas ku arkeen.

Comments are closed