Daawo:- Musuq-maasuqa Ay Midowga Yurub Ka Wadaan Soomaaliya Oo La Kashifay
London, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha Midawga Yurub waxay sheegaan in ay Soomaalida siiyaan malaayiin lacag ah, Soomaaliduna musuqmaasuq badanyihiin, ayna maamuli karin ‘gargaarka’ loogu deeqo. Laakiin, maqaal uu soo saaray wargeyska Le Monde wuxuu sheegay in mashruucyada EU-da ee Soomaaliya ay ka jiraan eedaymo mususqmaasuq iyo laaluush – lacagna lagu kala qaato Brussels.
Haddaba, Halkan hoose ka daawo Muuqaal arrintaasi lagu falan-qeenaayo.