DHAGEYSO: “Maalintay Lahaayeen CIIDAGALE Riigbaa nalaga kaxeeyay 5 qof ayaa ku dhintay, Maantana Ragga qaar kood ayaa kasoo horjeeda’’
Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiir hore Aadan Dhoolayare oo maanta ka hadlayay munaasibad lagula kala wareegayay Riig la sheegay in biyo lagaga soo saari doono deegaanka Qool-caday ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan Qool-caday ay horay ugu dagaallantay in Riig loo keeno, balse maanta ay qaarkood kasoo horjeedaan, sida uu sheegay.
Haddaba, Halkan hoose ka dhagayso CODKA Aadan Dhoolla-yare.