Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Riig ku Wareejisay Maamulka Degmadda Sallaxley DAAWO
Hargeysa, 20, AprilĀ 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Ku Wareejisay Maamulka Iyo Waxgaradka Degmada Sallaxley Riig biyo ka soo saari doona deegaanka Degmadaasi.