|

Jaamacadda Hargaysa iyo Bulshada Degmada Gacan Libaax oo Kaalmo Gaadhsiiyey Gudida abaaraha ee dalka DAAWO

Hargaysa, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Xaafadaha kala duwan ee ay ka Kooban tahay Degmada Gacan Libaax ee Caasimada Hargaysa ayaa Qaadhaan raashin ah oo ay kaga qayb qaadanayaan Gurmadka abaaraha waxay maanta ku wareejiyeen Maayarka Caasimada Hargaysa.
Dhinaca Kale Gudidda Heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Taakulo Lacageed ka Gudoomay Jaamacada Hargaysa oo ay kaga qayb qaadanayso Samato bixinta dadka ku tabaaloobay Xaalada abaareed ee dalka ka Jirta.

Comments are closed