|

Wasiirkii hore ee Caddaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Oo Sharaxay Hadimooyin Uu Ku Eedeeyay Gudoomiye Muuse Biixi,Soona Bandhigay Qodobo uu Gudoomiyuhu Baalmaray DAAWO

husen ahmedHargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Af-hayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa hadal kooxeed ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Guddida fulinta xisbigaas oo lagu sheegay in xilkii iyo xubinimadii KULMIYE-ba laga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenadii 2-aad iyo 3-aad Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo iyo Cabdiraxmaan Talyanle.

Afhayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sharaxaad ka bixiyay hadimooyin kala duwan oo muddooyinkii u dambeeyay uu qorsheeyay Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha KULMIYE.

Xuseen Axmed Caydiid oo u warramayay qaar ka mid ah warbaahinta dalka, waxaanu sheegay inuu Muuse Biixi faro-geliyay xisbiga UCID isla markaana uu isku dayay inuu afgambiyo qaar ka mid ah salaadiinta dalka.

Comments are closed