Waddanka Sweden oo uu ka Furmay Shirweynaha Jaaliyaddaha Somaliland ee Qaaradda Yurub SAWIRO/DHAGYSO
Sweden 10.April 2016 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo si weyn losoo agaasimey ayaa ka kadhacay barlamanka Wadanka sweden kulankaas oo uu soo qaban qaabiyey xildhibaan Amir Aden iyo Somalilandriskaförbund ayaa waxaa kasoo qayb galey Guddomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Faisal Ali Warabe, Pro Axmed Isamail Samatar Pro Jamac Muse Jamac Dr Axmed oo ka yimi Somaliland hogaanka dalada SSE xusbiyada Somaliland iyo marti sharaf kale Kulankaas ayaa ujeedadiisu ahayd arinta aqoonsiga somaliland.